Writen by Qaran News |

Waxaa Mahad iska leh ilaaha koomkan abuurtay ilaaha nimcadaa ina siiyey ilaaha abaartii inaga soo jabiyey waxaanan leeyahay halagu Mahad naqo nimcadaa ilaahay inoo shubay

Waxaan kale oo u Mahad celinayaa shaqaalaha hadhwanaagnews oo ah shaqaale aad ugu jajaban gudbinta soo bandhigida fikradaha dadka ee kala duwan iyo dhacdooyinka caalamka ka dhacaba

Intaas kadib waxaan dawlada u soo gudbinayaa inay si deg dega wax uga qabtaan sicir baarkan iyo doolarka hawada isku shareeray ee dabadiisii la gaadhi waayey ,waxaan leeyahy dadkii danyarta ahaa suuqii waxba ka iibsan kari waaye dadkii abaaruhu saameeyeeeen ee xoolihii ka madheen ee magaalooyinka soo galay Iyana suuqii waxba ka iibsan kari waayey waxaan dawlada u sheegayaa inay wax kaqabtaan sicir bararkan iyo inay wax u qabtaan dadkan xoolihii ka dhamaadeen ee magaalada soo galay ee aanay wax allaale iyo waxay sitaan aany jirin wax aanay ka soo horeyn

Waxaan madaxweynahay jamhuuriyada Somaliland u sheegayaa laba daa arinba inuu si deg dega wax uga qabto.

Waxaan madax weyne kaa rajyanyaaa inaad arinkaa fulisaaaaaaaaaaaaannnnnnn

Allaa Mahad leh

 

By C/qaadir kaariye Jibriil

Cqaadir1111@gmail.com