Writen by Qaran News |

Hambalyo Hambalyo
Xalimo British Iyo Hablaha kale ee reer Somaliland ee gobonimada u dhashay muujiyeyna jacaylka ay u qabaan dalkooda iyo dadkooda
hambalyo.

Waxaan u soo jeedinayaa dadka qarankan jecel in si degdeg ah loo soo bixiyo lacagtan loona soo urutriyo
Waa la inoo badheedhay ee aynu badheedhno, waa arkeysaan arrintii
aynu ku adkeyneynay nabad galyadeena iyo in aynaan ka mid ahayn Somalia halka la marinayo
fadhiga halaga kaco.

Allaa Mahad leh

Ali Mohamed Warancadde