Siyaasi Muniir oo ka hadlay Rasaastii dhaawacday,Halkuu ka dhaawacmay & Qalliin lagu sameeyay
Alxamadullilaah, Saaka waxa isoo gaadhay dhaawac, kadib markii Ciidanka Booliska JSL xabado nool noo adeegsadeen annagoo si nabada tageerayaasha Xisbiga Waddani ugu iclaaminayna banaanbax salmi ah. Xabad ayaa bawdada igaga dhacday, ma jiraan wax jabniin ah haddana waa lay qalay oo waa layga soo saaray xabadi. Alle ayaa mahadleh. Dadkii Rer Somaliland ee qaarkoodna iga soo wardooneen qaarna ay i waayeen warar badani ma jiro mahadsanidin”
Muniir Axmed Cigaal La Taliyaha Warbaahinta ee Musharrax Cirro.