Siyaasi sheegay inuu Dib u celiyey Lacag ay ku tabaruceen Kaadiriinta Urur Siyaasadeedka KAAH markii cabasho ka soo yeedhay

“Wixii aad soo dirteen dhamaanteed waxaan idiinku diray Xaajigii aad u adeegayseen,waxa ay noqotay 21500 oo Somaliland Shiling ah, iyo $20.12 doolar ah,liiskii dadkii soo diray iyo numberadii laga soo dirayna waan soo dabacayaa macaa magacii oo sadexan.
Xumba weyne Xisaabtan buu u baahan yahay”
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Galool Nuradiin Diini.
May be an image of 1 person and text