Siyaasiyiintii Asxaabta Mucaaridka ka Xidhnaa oo Saaka dib Looga Dhigay In Maxkamadda La Horkeeno

Waxa Saaka oo Maalin Khamiisa ay Bishu tahay 23/6/2022 loo balansanaa in Maxkadda Gobolka Maroodi Jeex oo hore Rumaan 7ba Maalmood ah oo maalintii shalay kaga buuxday rumaankaasi in la horkeeno Xubnihii Siyaasiyiinta Axsaabta Qaranka ee Mucaaridka Jeelka Madheera mudada dhawrka Todobaado ahayd kaga xidhnaa ‘ balse markii Saaka Eheladii ‘ Qoysaskii iyo Asxaabtii 14 kii Siyaasi ee Xidhnaa tageen Maxkamadda Gobolka’ waxa ay ogaadeen oo goor dambe Maxkamadda oo ay ku Kalaheen markay Cabaarjoogeen halkaasi ‘in mar kale dib loo dhigay in la horkeeno Ragaasi Maxkamadda Gobolka maadaama Shalay ay ahayd In Rumaankii kaga Buuxay la horkeeno Maxkamadda oo maanta dib loogu dhigay Maantana mar kale 2ba maalmood dib u dhac ku yimid in ragaasi Maxkamqdda la horkeen.
Ugu dambayn ma jiro Siyaasiyiintan Mucaaridka ee Xabsiga Madheera mudada 3da Todobaada ugu Xidhan ma jirto wax Sabab ah oo Cad oo ilaa hada loo sheegay sababta loo baajiyey in Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex Saaka la horkeeno balse waxa kaliya ee dadka Eh3ladda ay Ragoodii ka Xidhan yihiin ee Saaka Maxkamadda ku kalahay kuna Lugo’ay loo sheegay inay dib loo dhigay imudo 2ba maqlmood ah isla markaana Mqxkqmadda Gobolkq Rqga Xidhan oo Mqalinta Sabtidda ee Todobaadka dambe la horkeeni doono Mqxkamaddaasi sidaasna ay guryahoodii ugu kala noqdaan.
ADMIN
May be an image of 14 people