Somali-Finish loo magacaabay Xil sare by Qaran News | Jul 8, 2022 Xildhibaan Suldaan Siciid Axmed oo ka tirsan baarlamaanka Finland ayaa noqday Ergayga dawlada Finland ee Geeska Afrika. Suldaan waxaa uu ka soo jeeda Somaliland. Share on Social Media twitter facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 589