“Suldaan hebeloow, u jawaab Suldaan hebel.” Intaasi marka la qoraayo ayay fududahay, marka se ficlan loo samaynaayo, ma sahlana. Madaxtooyo, wasiirro, lacag, telefoono iyo shirar baa ku baxa. Shaqo culus weeye. Madaxweynaha iyo xukuumaddu shaqo adag, oo adag, oo xataa ka sii adag wax kasta oo adag, oo aydaan sinaba u malayn karayn ayay hayaan!
Is ku soo wada duub, Somaliland hadii aad maqashaan waa dhaqaaqday, dadkiina aan xogogaalka ahaynoow ha u qaadanina dhaqaaqii hore-u-socodka! Kalmado micnayaal badan leh baa jira.
Waxaa Qoray: