Writen by Qaran News |

Hargeysa,(Qaran-news)-Todobaadkii ina soo dhaafay waxa aynu wadnay burburkii iyo xasuuqii ay gaysteen ciidamadii xooga dalkii la odhan jiray Somaliya ee hada ah dawlada Somaliya ee Muqdisho looga arimiyo, waxna hubaal ah in magaalo kasta oo Somaliland ka mid ahi ay ka raystay oo aad arki karto ama aanu idiin soo bandhigi doono maglooyinka kalena lakiin hada daawo magaalada Hargeysa oo ah caasimada Somaliland

Qaybta labaadna hoos ka daawo