Yaa sharci ah?
Waxa muddo xileedkoodii la doortay dhamaaday Madaxwayne Biixi, Saddexda Xisbi Qaran iyo Golaha Guurtida Somaliland?
Inkaste oo ay muddo kordhin haystaan Madaxwaynaha iyo Guurtidu hadana wakhtigii sharciga ahaa ee la doortay wuu dhamaaday
Golayaasha Wakiilada iyo deegaanka oo kali ah ayaa ku jira muddo xileedkoodii Sharciga ahaa ee la doortay.
Mar kale
1. Muddo xileedkii Madaxweynuhu wuu dhamaadey
2. Muddo xileedkii Guurtidu wuu dhamaadey .
3. Muddo xileedkii saddexda xisbi Qaran wuu dhamaadey .
4. Muddo xileedkii ururada cusub na wuu dhamanayaa bilo kadib .
Dalka dhan waxaa muddo xileedkoodii sharciga ahaa ku dhex jooga Golaha Wakiilada iyo Golaha Deeganka .