Writen by Qaran News |

 Soo jeedinta & Wax-ka-bedelka Miisaaniyada 2021 ee Gudida Dhaqaalaha Golaha Wakiilada Golweynaha Horkeeneen
 
Guddida dhaqaalaha ee Golaha wakiilada Somaliland ayaa diiday miisaaniyada dawlada hoose ee Gabilay.
Guddida ayaa soo jeedisay in dawlada hoose ee Gabilay ay Isticmaasho miisaaniyadii 2021 .
” Dawladda Hoose Ee Gabilay waa in ay isticmaashaa miisaaniyadoodii hore …”
No photo description available.
Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ayaa saaka ansxiyey Odoraska miisaaniyada 2022
Waxaa Fadhiyey 67 Xildhibaan waxaa ogolaadey 57 Muddane halka ay diideen 6 Mudane waxaana ka aamusay 3 Xildhibaan
May be an image of 5 people
Golaha Wakiillada ayaa ansixiyey dhaqaale hal Milyan oo dollar gaadhaysa oo ay ku kordhiyeen Miisaaniyaddii loogu talo galay Doorashooyinka.
Guddida dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada oo isbeddelo ku sameeyey madax xisaabeedyo ka mid Miisaaniyadda, ayaa meelaha qaarkood wax ka jaray, halka meel kale kordhiyeen meelaha ay kordhiyeen waxa ka mid ah Miisaaniyadda doorashada oo markii hore Xukuumaddu soo gudbisay 4 Milyan oo dollar ayey ku dareen dhaqaale Milyan kale gaadhaya.
Dhaqaalahan ayaa noqonaya qaybta Somaliland hawlaha doorashooyinka ugu talo gashay sannadkan 2022-ka, haddii ay qabsoomaan. Iyada oo Dalalka Dunida ee Somaliland taageeraana ay qayb ku biirin doonaan, sida ay hore u ballan qaadeen, inkasta oo weli khilaaf siyaaasaddeed weli taagan yahay.
Sidoo kale, meelaha ay kordhiyeen Miisaaniyadooda wax ka mid ah Wasaaradda Waxbarashada
<img class=”j1lvzwm4″ role=”presentation” src=”data:;base64, ” width=”18″ height=”18″ />
1Mohamed Afyare
1 Share
Like

 

Comment
Share