SOOMAALIDU SAWTII NA MASAARIIFSATAY EE AANU ISKA RIDNAY.

Waqtigii soomaaliya ay ka mid ahayd s/Land waxyaalaha lama illaawaanka ah ee lagu xusuusto waxa ka mid ahaa, dadka reer s/Land waxay u shaqo tegi jireen qurbaha, taas oo ay sababtay in shaqooyinkii dalka ay ka ilaalisay dawladdii faashiistaha ee siyaad barre ama dhiigycabkii.

Taas beddelkeedii wuxuu noqday reer soomaaliya inay u soo shaqo tagaan magaalooyinkii Somaliland dhammaan xilalkii gobollada niman magacyadoodu ay badnaayeen c/risaaq oo ay reer miyinimo iyo busaaradi ka muuqato oo madmadow ayay dawladdii ku taxday sidaas kumay joogsane askartiina gebigoodiiba waxay noqdeen reer soomaaliya xishooddarada ay samayn jireen dadkay baad joogto ah ka qaadi jireen, iyagoo aan waraan sidan ayay qof bilaa denbbi ah gurigiisa ka kaxaysan jireen ujeedkooduna wuxuu yahay inay lacag ka helaan ugu yaraan qayilaaddii iyo qaadada.

Waxa lama illaawaan ah nimanka maanta colaaddoodii ay marayso inay diinta innoogu soo dhuuntaan, raallibay ka ahaayeen markuu moorgan isugu yeedhay dumarka ee uu yidhi tartankii quruxdaa la gelayaa si uu tuu ka helo ugala baxo raalibaanay ka ahaayeen waxaas maanta qaylinaya ee wadaaddada sheeganayaa reer soomaaliya dawladnimada waxay u yaqaanaan fawaaxishka xasan shiikh halkuu ku danbeeyona waa loo jigiye, reer s/Land waa inay guntiga dhiisha iskaga dhigaan.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.