Writen by Qaran News |

 Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin oo lagu caleemo saaray Hargaysa

Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin ayaa maanta lagu caleemo saaray magaalada Hargaysa kadib markii uu Geeriyooday Aabihii Marxuum Suldaan Cismaan oo ahaa Suldaanka Guud ee beelaha Ciise Muuse oo isla maantana lagu aasay magaalada hargaysa.

Caleemo saarka suldaan Cali Suldaan Cismaan Cali kooshin ayaa waxaa goob joog ka ahaa salaadiyiinta  beesha subeer awal iyo madaxdhaqameedka kale oo reer somaliland ah kuwaasi oo suldaanka cusub ugu duceeyay in ilaahay ku asturo xilkaa culus ee Tunka loo saaray

Sidoo kale waxaa caleemo saarka suldaan cali ka hadlay xildhibaano iyo waxgaradka ka soo jeeda Beelaha Caleemosaarka Beelaha Ciise muuse ee goobta Caleemosaarka ku sugnaa