Maxkamada Gobolka M/Jeex ayaa 7Cisho oo Rumaana u Jartay Suldaan Ibrahim Suldaan Sulub oo Saaka la horgeeyay.
Wiil uu Dhalay Suldaanka oo aan la Xidhiidhay ayaa Xaqiijiyay in Maxkamada ka dib Suldaan Ibraahin loo Dhaadhiciyay Saldhig ku Yaala Degmada Baki oo ay ku Jiraan Siyaasin Mucaaradka ka Tirsan.
Source Ahmed zaki
May be an image of 1 person, standing and outdoors