Suldaan xaal ka siiyay maayir Mooge dhirbaaxadii Madaxweyne Biixi

Waxaan xaal siinayaa Maayarka Caasimadda,Xildhibaanadda caasimadda iyo bulshadda caasimadda mar hadii maayar magaaladiisu gubanayso oo dareenkiisa cabiray, damqashada uu dadkiisa la damqanayay abaalkiisii Madaxwaynuhu ka dhigey “waan dhirbaaxi gaadhey”,
Anaa suldaankiisii ahe Xaalkaa iga gudooma dhamaantiin bulshada casiimada.
War ilayn af anaad laheyn ma qabatid.”
Suldaan Ayaanle Sultan Maxamed Maxamuud xandulle
May be an image of 2 people and indoor