Xaflad ballaadhan ayaa maanta lagu qabtay Hotel Kaah ee bariga magaaladda Hargeysa, xafladani oo ahayd mid lagu sharfaayay isla markaasina lagu soo dhawaynaayay suldaanka guud ee beelaha Isaxaaq Care suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray.
Xafladani oo ay ka soo qayb galeen siyaasiyiin hogaamiye dhaqameedyo, cuqaal,ganacsato dhalinyaro iyo marti sharaf badan oo la soo kala jeeda dhamaan gobolada dalka oo dhan.
Xafladda oo dhamaystiran la soco dhawaan marka ay soo dhamaato.