Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Daa’uud ayaa la kulamay Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro oo au weheliyaan Xildhibaan Mubarak, Xildhibaan Food, Siyaasi Cukuse iyo Ugaas Xuseen.