Tababarkii u Horreeyay ee Xukuumaddu Siisay Cisbaatalada Gaarka Loo Leeyahay
Hargeysa(Qaran news)-Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL, oo kaashanaysa hay’adda UNFPA ayaa tababar u qabatay Shaqaalaha ka hawlgala goobaha Caafimaad ee gaarka loo leeyahay.
Tababarkan ayaa ku saabsana adeega Kalla-korinta Ubadka, si loo hirgeliyo siyaasada wasaaradda horumarinta Caafimaadka ee Kala-korinta carruurta.
Tababarkan oo ay ka faa,idaysan doonaan Shaqaale ka kala yumid dhamaan gobolladda dalka.
Tababarkan ayaa socon doona, muddo 10-cisho, ayaa la rabba in uu wax weyn ka taro sidii bulshada lagu dhiirigelinlahaa faa’idadada Kala-korinta Ubadku Iu leedahay Hooyadda iyo dhalaanka.