Writen by Qaran News |

Inalilaalilaahi wa inalilaahi rajacuun, Aniga oo ah Osman Abdillahi Sool iyo Dhamaanba Qoyska Reer Abdillahi Sool waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa ILma Mohamed Abdillahi Sool Oo Ayeydood Cambaro Ali Weyd Ay Ku Geeriyootay Magaalada London Maanta oo ay Taariikhdu tahay 27/09/2015.
Tacsidan waxa diraaya……
1- Osman Abdillahi Sool…Xaaskiisa iyo Caruurtiisa.
2-Abdirisaaq Abdillahi SooL….Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
3- Muxyadiin Abdillahi Sool….Xaaskiisa iyo Caruutiisa
4- Faisa Abdillahi Sool iyo Caruurteeda
5- Amina Abdillahi Sool iyo Caruuteeda
6- Ruqiya Abdillahi Sool iyo Caruurteeda.
7- koos Abdillahi Sool iyo Caruurteeda iyo Odaygayda.
Waxaanu Ilaahay uga baryeynaa Marxuumada in uu naxariistii Jano ka waraabiyo, Eheladii ay ka baxdayna samir iyo iiman ka siiyo.

By: Osman Abdillahi Sool. Copenhagen