Writen by Qaran News |

tacsi

TACSI KU SOCOTA DHAMAAN REER GABAXADI GEERIDDA IBRAHIM Y. GABAXADI
Dhamaan Magacyadaa hoos ku qorani waxay tacsiyadaynayaaN guud ahaan reer Gabaxadi, gaar ahaan reer Xaaji Ibrahim Yasiin Gabaxadi, khaasatan Mohamed (Colaad) Ibrahim Yasiin oo aabahii shalay (25/06/2015) ku geeriyooday Dubai. Illahay ubadkii, qaaraabadii, xasabadii iyo ehelkii uu ka baxay Marxuum Ibrahim Yasin Gabaxadi samir iyo imaan haka siyo isagana janatul fardawsa haka waraabiyo. AMIIN
1. Gaashanle Sare Mohamed Cabdille Xasan iyo Xaaskiisa
2. Xasan Macalin Cismaan Jamac iyo xaaskiisa
3. Muse Bootaan Cabdi iyo Xaaskiisa
4. Maxamuud Muse Gooni iyo xaaskiisa
5. Cabdi Aw Soofe iyo xaaskiisa
6. Cabdifataax Ibrahim Sheeekh iyo xaaskiisa
7. Osmaan Adan Rooble iyo xaaskiisa
8.Muxamuud Casayr iyo xaaskiisa
9. Xamze Xariir Isamaaciil
10.Shiine Jaamac Koodbuur iyo xaaskiisa
11. Maxamuud aw Xasan Carraale iyo xaaskiisa iyo
12. shirkadda Travel time services, London

Illahay xigto iyo xasababa marxuumka Samir iyo iimaan haka siiyo isagana danbigiisa ha dhaafo oo haka waraabiyo Janadii haka waraabiyo. Amiin.

Tacsi taas la mid ah waxa diraaya dhamaan shaqaalaha iyo hawl wadeenda shabakada qarannews.com oo ku kala sugan dalka gudihiisa iyo dibadiisaba.

Tacsi kale waxa na soo gaadhsiiyay dadka xagani ku xusan.

Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Kusocota Ehelkii iyo Qaraabadii Marxuum Ibraahin Yaasiin Gabayxadi (Fasal)

1. C/raxiim Saxardiid Kaahin
2.Xildhibaan Jamaal X.C/laahi Ibraahim(Jamaal dhugad)
3.Xildhibaan Maxamed Warsame Caalin (Timacade) 5.Xildhbaan C/laahi Aadan Cali (Cabaas) 6.Sh.Khadar Siciid Aw-nuur 7.Sh.C/qaadir Aw-Jirde Sh.Muxumed
8.Maxamed Xaashi Yuusuf (Gomoshe)
9.Eng.Maxamuud Cabdi Dhuule (Dakhare)
10.Gaashaanle ShabacKoosaarDhuule
11.Mujaahid Maxamed Aadan Geele (Dacay)
12.Muj.C/kariim Jaamac Warsame(Indhayare)
13.Geele Cumar Coofle
14.Xamdi Aw Ciise Kaahin
15.Cabdi Jirde Jaamac
16.Geedi Axmed Xirsi
17.Maxamuud Aadan Haybe(Cigaal)
18.Maxamuud Cismaan Cabdi (Dhagax)
19.Cabdi Cilmi Cige
20.Muj.Maxamed Cabdi Galaal (Bidhi)
21.C/laahi Cismaan Cige
22.Mujaahid Faysal Cali Cumar (F,Daaniye)
23.Mujaahid Cabdi Xasan Muuse (C.Hilif)
24.Garyaqaan Xasan Axmed Aw Xasan(X.Asafe)
25.Eng,Qaasim Ismaacil Xasan
26.Guuleed Obsi Cige
27.Mustafe Xaaji Muuse Kaahin
28.Maxamed C/laahi Barraad
29.Miyir Cali Xuseen
30.Jamaal Gacayte Yuusuf
31. Gud.Ismaaciil Sh.Muuse Aadan
Dhamaan waxaanuhalkan tacsi Tiiraanyo leh uga diraynaa halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii iyo Dhamaan Qaranka Somaliland Geerida Naxdinta leh ee ku timid Marxuum Ibraahin Yaasiin Gabayxadi (Fasal) oo 25/6/2015 ku geeriyooday Magaalada Hargeysa ,
Marxuumkana waxa aan Alle uga baryaynaainuu naxariistii jannatu fardawsa ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii ay ka baxeena Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.