Writen by Qaran News |

TACSI

Anigoo ku hadlaaya magaca ilma Cumar Cabdi (ilma Cumaryare ) Waxaan tacsi u diraynaa dhamaan qoska ILMA JAAMAC CISMAA (ILMA GEELJIRE )Oo hoyadaad ku geeriyootay magaalada Hargaysa raxmaanku janadii ha geeyo samir iyo iimaana haynaga siiyo
Aamiin
AAMIIN

SIR MAXAMUD CUMARYARE