Writen by Qaran News |

tacsi

Inaa li laahu wa inaa ilayhi raajicuun.Dhamaan Gudiga Xisbiga Waddani ee La’aanta sheffield .Iyo Jaliyada Somaliland ee magaaladan sheffield waxay tacsi u dirayaan Gudoomiyaha 3aad ee Xisbiga Waddani UK Mudane. Mahdi Jama Rooble oo walaashii ay caawa ku geeriyootay magaalada Borama.

Sidoo kale Waxaanu tacsidaas Mid la mid ah u dirayanaa caruurteedii qoyskii eheladii qaraabadii Iyo dhamaan Reer Jama Rooble .waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu Samir Iyo iimaan ka siiyo Marxuumadan janadii fardowsa ka waraabiyo

Amiin Amiin Amiin .
Mataan M Cumar.sheffield

Tacsi taas la mid ah waxa diraaya dhamaan shaqaalaha shaqaalaha iyo hawl wadeenada shabakada Qarannews.com