Writen by Qaran News |

Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Loo Dirayo Marxuun Cabdi Kaariye oo Ku Geeriyooday Magaalada Abudabay.

Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Suxufiyiinta Somaliland(Solja), Kayse Axmed Digaale, Aadan Xaaji Baxnaan, Dayib X. Quluumbe, Maxamuud Axmed Xasan( Dhagalaab), Xildhibaan Maxamed X.Yuusuf (Waamo), Dr. Cabdi Yaasiin , Maxamuud Maxamed Warsame (Jaare), Cheif Caaqil Axmed Maxamed Daahir, Prof. Ismaaciil Caraale. Deyr Maxamed Cilmi, Xuseen Girgire, Cali Qoor, Maxamed Axmed Yaasiin Gabaxadi, Xasan Cali Xume, Cabdi Jiinje, Cabdiqani Siciid Ileeye, Cismaan Abokor Berberaawi, Aadan Axmed Cilmi (Aadan Coon), Cali Hawd Warsame, Xamse Cadow Yurura, Saleebaan Maxamed Naaleeye, Maxamed Yalas, Axmed Jawhari,Maxamuud Faarax Gurey, Cabdisamad Faarax, Siciid Quluumbe, Eng. Cabdi Cali Xume, Cumar Yuusuf Cabdi Siciid, Cali Sugulle, Maxamuud Cali Jaakuli, Maxamuud Cali Jaamac (Malow), Cabdi Cali Dhegaweyne, Maxamuud Fadhiyare, Maxamed Aadan Foolge, Xuseen X. Quluumbe, Siciid Caro Baydhay, Xamse Yuusuf Cali Shabeel, Cabdillahi Maxamed Xuseen (Xinno),Cali Xasan Madoobe, Cabdicasiis Cali Dalamar,Jamaal Xiin Waal, Aadan Dooc, Guuleed Daahir Samatar, Maxamed Cawil Xoog, Cabdirisaaq Arnab, Maxamed Cabdi Cawil, Baashe Aw Yuusuf, Xamse Kayse Axmed.

Dhamaan Dadkani Waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan,Qoyskii ,Qaraabadii ,Axsaabtii Iyo Dhamaan Bulshada Somaliland ee uu Ka Baxay, alle haw naxariistee Marxuun Cabdi Kaariye Jibriil Oo Maalintii Shalay ku Geeriyooday Magaalada Abudabai ee Dalka Imaaraadka Carabta, Waxaanay leeyihiin Samir iyo Iimaan eebbe haydinka siiyo, Marxuunkana Jannadii Fardowsa illaahay ha ka waraabiyo…..Aaamiin..aamiin.

Tacsi Tiiranyo leh oo ku socota qoyska iyo qaraabada ,asaxaabta ee uu ka Baxay Marxuum Abdi Kaariye Jibriil oo Shalay ku Geeriyoodey Dalka UAE

Tacsi
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Aniga oo kala ah dadkan hoos ku qoran.
1. Gudoomiye Cabdiqaadir Mire Maxmed iyo Marwadiisa Fadumo Cadaani.
2. Eng Abdi Ahmed Arab iyo Marwadiisa Ashwaaq Maxmed

Waxa aan halkan Tacis Uga marinayaa Geerida Ku timi

Marxuun Cabdi Kaariye Jibriil oo ah nin miisaan culus ku lahaa bulshada Somalailand, qayb wayne ka soo qaatay halgankii dib u xoraynta Somaliland oo ku geeriyooday dalka UAE 24/09/15, Ilaahay naxariistii Janno ha ka waraabiyo Denbigeedana
ha dhaafo.
Waxan aan leeyahay ilaahay ha u naxariisto marxuunka, denbigiisanaa ha dhaafo ilaahayna ha ka kor yeelo cadaabal qabriga iyo ta aakhiroba, Ahelkii,Qaraabadii iyo asxaabtii ay ka baxdayna samir iyo iimaan ha ka siiyo.
Aamiiiin

Tacsidana waxa diraaya

Anaga oo kala ah Bashiir Good, Dr. Sacad Cawaale, Cabdiraxmaan Cumar Sh. Ibraahim, Cusmaan Badmaax, iyo Raxiima Xasan Mataan waxan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa qoyskii, qaraabadii, iyo saaxiibadii uu ka baxay Cabdi Kaariye Jibriil oo ahaa nin miisaan culus ku lahaa bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Imaaraadka Carabta.
Eebbe naxariistii janno ha ka waraabiyo, eheladiisiina samir iyo iimaan Allaha ka siiyo.

Tacsidana waxa diraaya dadka hoos ku xusan

Anagoo ah jaaliyadda JSL degganna magaaladda Dhahran ee waqooyigga Sucuudiga iyo Bahrain hoosna ku qoran , waxaanu tacsi tiiraanayo xanbaarsan udiraynaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuun Cabdi Kaariye oo ku geeriyooday magaalada Dubai ee Emaaraadka Carbta. Waxaanu ilaahay uga baryaynaa danbi dhaaf iyo naxariis kana waraabiyo janat fardaws eheladiina samir iyo iimaan ka siiyo Aamin Aamiin Aamin.
Ismail Cali Abees
Axmed Cabdiraxmaan Jumca
Dr. Ahmed Garow
Fawzi Adam
Adan Jaamac
Ahmed Naaleeye
Baashe Xuseen
Maxamuud Cali Cilmi
Axmad Xasan Cigeh
Rashid Maxamed Caw

Tacsidana waxa diraaya

WADDANI TORONTO : TACSI : MARXUUM MUJ.CABDI KAARIYE JIBRIL,GUDD, WADDANI EE ABU DHABI.

Guddoomiyaha, Guddiga ,Xubnaha iyo dhamaan taageeryassha xisbigga WADDANI ee Toronto iyo nawaaxigeedu waxay tacsi tiiraanyleh u diriyaan qoyskii, qaraabadii, iyo saaxiibadii uu ka baxay Mu ,Cabdi Kaariye Jibriil oo ahaa nin miisaan culus ku lahaa bulshada Somaliland ,qayb wayna kasoo qaatay halgankii dibuxoraynta Somaliand. Ilaahya naxariisti jano haka waraabiyo,ehelkiisana sabir iyo iimaan haka siiyo. Amiiiiiiiiiiiiiin.
Guddigga Toronto, WADDANI.

Tacsi kale waxa diraaya

Tacsi tiiranyo leh,tiiranyo leh,tiiranyo leh oo ku socota qoyska iyo qaraabada ,asaxaabta ee uu ka baxay marxuum Abdi kaariye jibriil oo shalay ku geeriyoodey dalka U A E .

Hadaba geerida ku timid marxuum Cabdi Kaariye Jibriil waxaan ku tilmaamayaa mid naxdin leh oo ku timid dhamaan dadka yaqaana marxuumka wanaagiisii iyo dad nimadiisii waxanan ilaahay uga baryaynaa janatu farduwsa inuu ilaahay ka waraabiyo qabrigana ilaahay u nuuriyo aamiin aamiin aamiin.

Gudoomiyaha xisbiga wadani laanta Belgium MR: Mohamed Abdirahman jacket wuxuu sheegay inaan si qotodheer aan u aqaanay marxuumka Abdi kaariye jibriil oo aan ahayn saaxiibo walaalo ilaahay ah sidaas awgeed marxuumku wuxuu ahaa garabyadii ugu cuslaa beelweynta Habar yoonis waxayna maanta arintaasi nagu keentey in garb kamid ah garabyadii beelweynta Habar yoonis uu maanta ku geeriŷoodey UAE.

Gudoomiyuhu wuxuu intaas ku daray oo uu si gaar ah uga tacsiyeynayaa caruurtiisii iyo xaaskiisii oo uu leeyahay ilaahay samir iyo iimaan saadiq ah ilaahay ha,inaga siiyo aamiin
Waxa kale oo aan ka tacsiyeynayaa dhamaan umada reer somaliland gaar ahaan xisbiga wadani oo uu meel muhiim ah uu u hayay marxuumku.

Tacsidan waxaa diraaya bulshadan hoos ku qoran
1) gud. Xisbiga wadani mohamed Abdirahman jacket
2) gud.xisbiga kulmiye maxamed jeex
3) maxamuud xirsi khatale( xamaal)
3) axmed jaamac saxardiid
4) afayeenka xisbiga wadani abdi ayaanle abib
5)said ali dahir