Writen by Qaran News |

 

Anigoo ah Mohammed Ahmed Ali iyo caruurtaydu waxaan tacsi u diraynaa walaashay Asho Ahmed Ali iyo caruuteeda geeridii naxdinta layid ee kuti marxuum Ali Haji Jama Jubadaale ( Ali Arif) oo axadii ku geeriyoodey magaalada Sheffield.
Waxaan ilaaheen uga baryaynaa inuu marxuumka ilaaheen janadii fardowsa ka waraabiyo.
Aamiin aamiin…
Medeshi