Writen by Qaran News |

Tacsi ku socota dhamaan Reer Abokor Xaaji Faarax Cali, geeridii, Allah Ha U Naxariistee, Maxamed Abokor Xaaji Faarax. Dhamaan qoyskii, ehelkii iyo qaraabadiiba, waxaanu leenahay Samir iyo Iimaan.

Waxa aanu si gaar ah halkan tacsi ugu sii gudbinaynaa Cali Maxamed Ali Abokor, oo aanu ka tacsiyadaynayo geeridaasi Ku timid aabahii Maxamed Abokor Xaaji Faarax oo Ku geeriyooday dalka Canada

Aamiin, Aamiin.

Qarannews