Writen by Qaran News |

Tacsi Inaalilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun Ilaahay Janadii ha ka waraabiyo Marxuum Suldaan Rashiid Ali dDucaale oo ku geeriyooday Ceerigaabo Ilaahay Naxariistii Janno Alla ha ka waraabiyo samir iyo Iimaan Alla inaga siiyo gaar ahaan qoyskii uu ka baxay.

Ali Mahamed Waranade
Hargeisa