Dhamaan hawl wadeenada iyo maamulka shabakada Qarannews, waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii,qaraabadii iyo umadaha ku hadla afka Somaliga ee uu ka baxay Sheek Adan Siiro, oo ku geeriyooday dalka Hindiya, waxa aan tacsi gaar ah u diraynaa caruurtii iyo xaaskii iyo waliba shicibka reer Somaliland 

Marxuunka waxa aan Ilahay uga baryaynaa in uu naxariistii Jano ka waraabiyo dhamaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo.