Writen by Qaran News |

Dhamaan shaqaalaha iyo hawl wadeenda shabakada caalamiga ah ee qarannews, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday marxuumad Ruun Daahir Cabdi, waxana aanu si gaar ah tacsi riiraanyo leh ugu diraynaa siyaasi Axmed Jawhari oo ay marxuumadu hooyadii ahayd.

Ilahay waxa aanu marxuumada uga baryaynaa in uu naxarsiistii jano ka waraabiyo dhamanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo.

Aamiiiin