Writen by Qaran News |

Dhamaan shaqaalaha iyo maamulka shabakada caalamiga ah ee qarannews, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan shicibka Ku dhawaan magaalada caasimada ee Hargeysa anaga oo Ka tacsiyadaynayna geerida ku timid Ibrahim Faarax Aar oo Ka mid ahaa ragii dhidibada u taagay magaalada Hargeysa, mudo dheerna Ka soo shaqaynaayay walaaladii biyaha.

Waxa aanu si gaar ah tacsi aan tacsi la soo koobi karayn hawada u marinaynaa qoyskii,qaraabadii.eheladii iyo dhamaan reer Ibrahim Aar iyo dhamaan marxuumka walaaladii