Dhamaan maamulka iyo hawl wadeenada shabakada qarannews.com, waxa ay tacsi u dirayaan shicibka reer Somaliland gaar ahaan bahda dhaqanka, qaraabadii qoyskii, asxaabtii iyo dhamaan beesha Muuse Care ee Habar Yoonis marxuum suldaan Axmed Xaaji Xuseen Buraale (Afyare)

Suldaanka oo maanta shil baabuur ku geeriyooday, waxa aanu Rabi uga baryaynaa in uu naxariistii Jano ka waraabiyo dhamaanteena uu samir iyo iimaan inga siiyo

Aamiin