Writen by Qaran News |

Tacsi Tiiranyo leh

Innaa Lillaah Wa innaa Ileyhi Raajicuun,Geeridu waa xaq!!!!.
Anigoo ah Eng.Maxamed Jaamac Boosolaaye (Eng.Maskax) Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Ganacsade Cabdiwahaab Maxamuud Aw-Caqli oo Inaadeerkii Nasir Cabdi Cusmaan ku geeriyooday Maanta Magaalada Hargeisa,isla-maantana lagu aasi doono Magaalada Berbera.
Waxan ilaahay ugu baryayaa inuu Marxuum Nasir Cabdi Cusmaan janatul-Firdoows ka waraabiyo
Qoyska,xigtada,Xasabada & Ehelkuu ka geeriyoodayna samir & imaan saadiqa ka siiyo.

Aamin Aamin Aamin