Writen by Qaran News |

Tacsi Tiiranyo Leh

Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajacuun Geeridu waa Xaq!!!!.

Maamulka,Saaxiibada & Dhamaan Bahda Qarannews waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Ehelada,Xasabada Qaraabada & Saaxiibada Qoyska Reer Xaaji Cumar,Khaas ahaan Muqtaar Garaad Xaaji Cumar & Walaaladii oo Aabood  Garaad Xaaji Cumar xalay ku geeriyooday Magaalada Hargeisa,Saakana lagu aasay Xabaalaha Baqiic.

Waxaanu leenahay Alla ha u raxmado Marxuum Garaad,Qabrigana ha u waasiciyo,Reer Garaad oo dhana Samir & Iiman Saadiqa haka siiyo.

Mar labaad Waxaan Alle ugu baryaynaa inuu Janatul-Firdoows ka waraabiyo,Ehelka & Qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir & imaan ka siiyo.

Aamiin