Writen by Qaran News |

TACSI
ANIGOO KU HADLAAYA MAGACA QOYSKA ILMA CUMAR CABDI (ILMA CUMARYARE )WAXAAN TACSI U DIRAYAA EHELKII IYO QARAABADII IYO DHAMAAN UMADA SOOMAALILAND GEERID A KU TIMI HALYAYGII NABADAYNTA GEESKA AFRICA XAAJI CABDIKARIIN XUSEEN (CABDI WARAABE )OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA HARGAYSA BISHAN RAMADAAN EE BARAKAYSAN ILAAHAY JANADII HA GEEYO SAMIR IYO IIMAANA HAYNAGA SIIYO AAMIIN AAMIIN
Sir Mohamud OMARYARE