Taliye Ciidanka Boolisku ha ka jawaabo Wiilka Argagaxisada ku eedaysan ee dunidu raadineyso ee yidhi: “Xogtii Ciidanka Booliska ayaan hayaa.”!

Taliye Ciidanka Boolisku ha ka jawaabo Wiilka Argagaxisada ku eedaysan ee dunidu raadineyso ee yidhi: “Xogtii Ciidanka Booliska ayaan hayaa.”!
Sideebuu qof Argagixiso ku eedaysani xogta Ciidamadda iyo sirtooda u hayn kara Taliye. Ummadda Reer Somaliland u sheeg xaqiiqada arinkaas inta aanad Gurriga Murrashax Cirro iyo Ciidamada jooga ka hadal?
Ciidamadu sow kuwii Dr Cabdiraxmaan Cirro gadhiga jidhsinayay maha
Xoghayaha cadaalada Ee Xisbiga waddani yoonis axmed yoonis.