Ugaaska Guud ee Beelaha Arab oo Booqday Muwaadin & Dhaawac & Tacadi weyn u geysatey Xukumada Muuse Biixi
Ugaaska guud ee beelaha gobolka Hawd iyo degmada Axmed Dhagax ee Hargeysa, Ugaas Axmed Maxamed Siciid ayaa booqday muwaadin Maxamed Cali oo u jiifa dhaawac ka soo gaadhay xiniinta.


