Urur Siyaasadeed Gudoomiye-xigeen u doortay Xubin Xildhibaan ka noqotay Barlamaanka Somalia

Xisbiga ayaa doortay Xubnahan:-
Gudddoomiye Cabdirisaaq Ataash.
Guddoomiye ku-xigeen Mustafe Qodax.
Guddoomiye ku-xigeen Cumar Shucayb.
Xoghayaha guud
Salma Cabdiraxmaan Walaaleeye.
Mustafe Qodax ayaa loo doortay gudoomiye ku xigeenka Urur Siyaasadeedka Waaberi oo Dhawaan lagaga dhawaaqey Somaliland.Mustafe Qodax ayaa horey Xil xildhibaan uga soo noqday Baarlamanka Somaliya