Urur siyaasadeedka KAAH ayaa shaaciyey inuu noqday ururkii ugu horreeyay ee shuba lacagta laga rabo ururada siyaasadda Somaliland.Ilaa hadda ma jiro lamana hayo Urur kale oo labeeya oo bixiya Ajuuradaa Dawladu ka Rabto



Osman Omar Dool, Ubaxsan Muse Udug and 285 others
148 Comments
2 Shares
Like
Comment
Share