waa nasiibdarro in maanta Mogadishu u dabaal dagayso Caleema-saarka Madaxweynaha la doortay. Somaliland-na ku jirto qalalaase siyaasadeed oo keeni kara dagaal Sokeeye by Qaran News | Jun 9, 2022 “Waa nasiib darro in maanta Mogadishu u dabaal dagayso caleema-saarka Madaxweynaha la doortay. Somaliland-na ay ku jirto qallalaase siyaasadeed oo keeni kara dagaal Sokeeye. Illaahayaw badbaadi Somaliland” Gudd- Faysal Cali Waraabe. Share on Social Media x facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 247