Waxa dalka doo gaadhay waftiyo ka kala socda dalka Kiiniya Jabuuti iyo dalaka kale ee jaarka, waxa sidoo kale dalka yimid wufuud kala gadisan oo ka socota wadamo kala gadisan oo caalmka ah iyo suxufiyiin heer caalami ah si ay uga qayb galaan xuska 18-ka May oo loo dabaal degaayo maalinta bari ah







a l





