Writen by Qaran News |

Waligaa ha isku dayin in aad dhacdo dukaan uu nin “cowboy” ahi ku jiro

 

Dhacdo labo maalmood ka hor ka dhacday gudaha dalka Mexico ayaa waxaa hadal haya warbaahinta gudaha dalkaasi iyo dibadiisa kadib markii wiil dhallinyaro ah uu isku dayay in uu dhaco dukaan uu ku jiro nin “cowboy” ah kaas oo hor istaagay dhiciisa.