Warcusub:Dhalinyarada beesha habarjeclo oo hada shirkan usoo xidhmay ayaa sheegay in ay hogaamin doonaan banaanbaxyada Burco ka qabsoomi doona iyagoona taageero mug leh u muujiyay Xisbiga Waddani.
Madaxweyne Biixi ayay dhinaca kale u sheegeen in uu doorasho ka qabto dalka, 13November aanay la dhaafin,Shirar kale oo waaweyn ayaa socda.