Wasaaradu waxay beenisay inuu jiro nin shalay sheegtay inuu yahay afhayeenka wasaaradaas isla markaana waxaa ay ku Hanjabtey inay sharciga marin doono .Khilaafkan Wasaarada arimahada dibada ka jira ayaa dhawaan sababey in Agaasimihii guud ee wasaaradaas loo bedelo khilaaf wasiirka soo kala dhex galay .Nasiib daro markii Agaasimihii la bedelay khilaafkii Wasaaradu halkaas kuma joogsan ee maalin-ba waji cusub ayuu yeelanayaa .
Halkan ka Akhri Qoraal Cusub oo ka soo baxay Wasaarada Arimaha Debeda S/land