Writen by Qaran News |

Wareegto ka soo baxday Xafiiska C/weli Gaas+Badhasaab Cusub oo u soo magacaabay Gobolka Sool

Madaxweynaha maamulka Puntland  Cabdiwali Gaas ayaa gudoomiyaha gobalka Sool u magacaabay Abuubakar Cabdi Geelle oo kamid ahaa dhalinyarada ku nool magaalada Laascaanood ee sida aadka ah uga soo horjeeda Dawlada Soomaaliland