Wargelin

Waxa aan ku wargelinaynaa Shacabka reer Somaliland ee karaamada iyo sharafta leh, iyo taageerayaasha Isbahysiga Mucaaradka ah ee Xisbiyada UCID iyo WADDANI in berri Aas Qaran loo sameynayo Mujaahidiintii ku geeriyooday rasaastii ay Xukuumaddu u adeegsatay shacabkii sida Nabadda ah isugu soo baxay ee dareenkooda doorasho cabirayey maalintii Khamiistii 11 Aug, 2022.
Goobta lagaga tukanyo waa 10ka subaxnimo iyo Masjidka Tabliiqa. Xabaalaha lagu aasayana waa Halleeya.
Musharrax Cirro.
May be an illustration of text