Writen by Qaran News |

Asc Wr Wbr
Bismilaahi ARaxmaani ARaxiimi

Haddii uu aay xukummadda Somaliland rabto inaay samaayso isbadal ku yimaadda goolaha wasiiradda Xukummadda waa in Madaxwaaynuhu uu shaqadda ka eryaa Dhamaan wasiiradda Hogaamiya Wasaaradahha Hoos ku qoran,

1) Wasiirka Madaxtooyada Xirsi fircoon
2) Wasiirka Macadanta iyo Tamarta
3) Wasiirka Wasarada Duulista iyo hawadda
4) Wasiirka Wasaarada Sportska iyo ciyaaraha
5) Wasiirka Arimaha dibbadda iyo xidhiidhka Calamiga
6) Wasiiradda Waxbarashadda
8) wasiirka Maaliyadda
9) Wasiirka Warfaafinta
10) Wasiirka Xanaanadda xoolaha .

Haddii uu Madaxwayne Siilanyo aanu Dhamaan wasiiradan birrta dhaafin Xukummaddsu ma sii Jiridoonto, waxaanu ka tagi doonaa taariikh aad u xun, 10. tobankan wasaaradood ee aan kor ku xusay Wasiirada hogaamiyaa waa wasiiradda ku dhaqaaqay Musuqmaasaq aan hore loogu arag Somaliland Amaba la odhankaro waa musqmaasaqa iyo maamulxumo aan hore loogu arag caaro_edeg, ama tan Iyo intii aaynu dawladnimadda qaadanay ilamaa iyo 1960s kii, wasiiraddani waa wasiirdda aan la Gaban Boobka bilaaxadka ah ee muquqmasaqa, iyo inaay siduu Boqor_buurmadow sheegay inaay $ 200.000 kun oo Dollars ah jeebadaha ku sitaan, musuqmasaqa noocan ah iyo maamulxummada Noocan ahi iyo Jaahilnimmadda aay wasiiradani u dhaqamayaan waa mid ku keenikarra Somaliland Burbur iyo horummar laan, aaynu ku waayno waxii ummaddani aay higsanaysay oo ahaa inaaynu Noqono dal ka tirsan bulshada caalamka, haddaba waxaan ku soo gabagabaynayaa Madaxwayne Haddii aad inuun dalka lexejeclo ka qaabto Wasiiradan birrta dhaafi oo dhakhso u eeri, dhamaantood haddii aad inuun dalka adigu aad ka talisid, waxaan kugula talinayaa inaanad shaqsiyaadkan bilaa Xishoodka ah ee aad u dhaqanka liita ee ka aradan Aqoonta iyo xishoodka ee faanka u haasta lunsiga i
Iyo booka Xoolaha ummadda inaad ummada dagdag uga qabato, haddii kale walaaaahi taariikhda Dalka Waxaad ka galidoontaa MAdaxwaynihii ugu musuqmasaqa badnaa ee dalka soo mara ama Dunidaba The world/ ku darsoo madaxwayne Wasiiradani waa kuwa xantaada Suuqyadda kaga Sheekeeya inaad tahay Madaxwayne Tabcaan ah oo aanad waxba la socon, sidaasi darteed, haddii aad Adigu dalka ka talisid ummadda tus oo Dhamaan wasiiradaasi ummadda dhaafi bilaa__caleek

Wabilaahi Towfiq
Nuur Dahabi
Email:Nuurdahab@Hotmail.com