Safaarada Maraykanka ee Muqdisho ayaa cabasho rasmi ah, u gudbisay wasaarada arrimaha dibada Soomaaliya, cabashada ayaa ka danbaysay kadib markii Ilaalada Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ay Handadaad iyo aflagaado u geysteen ciidamada amniga xarunta Safaarada Maraykanka, maalintii laqabanayey xaflada sagootinta safiirkii hore ee USA.
Warqadan ayaa Safaarada Mareykanka ay u gudbisay wasaaradda Arrimaha dibada dawladda Faderaalka Soomaaliya.