Wasiir ka Tirsan Xukumada Muuse Biixi oo is casilay

Cabdinaasir Caydiid Maxamed Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Arrimaha gudaha ee dhanka maamulka gobolada iyo degmooyinka Somaliland ayaa xilka iska casilay.