Wasiir Siciid Sulub oo xidhay 3-Oday oo ka soo jeeda Ardaagiisa+sababta
Wasiir Siciid Sulub ayaa xidhay 3 oday oo deegaankiisa ah, ka dib cadho uu ka qaaday odayaashii deegaankiisa ee maanta xaalka ka bixiyay hadalkiisii.
Saddexda oday ee la xidhay ayaa kala ah;
1. Rashiid Gawgawle
2. Daahir Saahid
3. Jaamac Tuur.
