Wasiirka Arimaha Debeda S/land Oo Shaqadii Ka Joojiyay Wakiilkii Somaliland France U Joogay

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Ciise Kayd Maxamuud ayaa la sheegay in uu shaqadii ka joojiyay Wakiilkii Somaliland u joogay Faransiiska.
Warkan oo uu baahiyay Telefishanka Horyaal ayaa intaasi ku daraya in shaqo joojintani ay ka dambaysay ka dib markii waraysi uu wakiilku uu bixiyay uu ku sheegay in mar walba uu taageersan yahay Jabuuti isaga oo xilligaasi ku sifeeyay in ay tahay dal magaciisu uu ku faafay.