Waxaan arkaayay culimadii dalka ee waaweynaa oo la leeyay waa Qaran dumis ma qofka ilaahay u xajay ayaa qaran dumis ah
Sanadahan Dambe waxa dhacay waxyaabo badan oo aan la aqbali karin Taraawiix kootarabaan ah, Taajud kootarabaa ah, iyo Ramadaan la leeyay anagu maanta waanu iska cunaynaa”
Sh.Shabcaan Cabdilaahi Aadan
May be an image of 1 person, sitting and text