Dadka kale hayska jooge, kuwa reerka sheeganaya ee meelaha ka quuq-quuqle ee ka hadlaya iyo kuwa dugsanayaba, waxaan si cad ugu sheegayaa debed iyo gudo meeshay doonaanba ha joogaane, in aanu shirku waddadiisii ka baydhayn, waxbana aanay ka beddeli karin”
Suldaan Cismaan Suldaan Cali
May be an image of 1 person